Nooca cusub ee cudurka COVID-19 (Amicron) oo si xowli ah ugu faafaya caalamka

Nooca Coronavirus ee Omicron ayaa dunida ugu faafaya si xowli ah, sida ay sheegtay digniin ay soo saartay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO. Kiisaska noocan aadka u faafaya ayaa lagu arkay ilaa 77 dal oo caalamka ka tirsan. Madaxa WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay inay jiraan dalal kale oo badan oo aan weli aqoonsan … Continue reading Nooca cusub ee cudurka COVID-19 (Amicron) oo si xowli ah ugu faafaya caalamka